DEG DEG: Diyaarad Goordhow Ku Dhacday Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Muqdisho…

0

Diyaarad Nuuca drown-ka ah oo aan duuliyaha laheyn ayaa goordhow ku soo dhacday qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee Gobolka Benaadir.

Diyaarada ayaa ku dul dhacday goob banaan ah oo kutaala Xaafada Ceymiska ee Degmadaasi,sida ay sheegeen dad Goobjoogayaal ah

Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in Guryo ka sameysan Jiingado oo ka agdhawaa goobta ay qaar ka mid ah khasaaro aad u yar ka soo gaaray, Mana jiro wax khasaaro nafeed h oo ka dhashay Diyaarada drown-ka ee ku dhacday Xaafada Ceymiska ee degmada Yaaqshiid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here