DEG DEG: Fanaanadii ugu horeysay Soomaaliya oo Geeriyootay…

0

Fanaanadda Shamis Abokor Ismaaciil “Gudoodo Carwo” ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee Somaliland.

Guduudo Carwo waa fanaanaddii ugu horeysay ee Afsomali ku heestaylaga ee laga maqlo Idaacadda 1950-yeedii.

GOORDHOW LA SOCO WARKAN OO FAAHFAAHSAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here