DEG DEG: Madaafiic goordhow laga maqlay agagaarka madaxtooyada Somalia & cabsi xoogan oo taagan.

0

War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in dhowr madfac lagu tuuray meel aan sidaasi uga fogeyn madaxtooyada Soomaaliya oo ku taalo degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadir.

Dad goob joogayaal ayaa inoo sheegay iney maqleen dhawaqa labo madfac oo ku soo dhacay agagaaraha madaxtooyada Soomaaliya.

Lama oga hadii ay jiraan khasaaro ka dhashay madaafiicda,balse madaafiic lagu soo tuuro madaxtooyada Soomaaliya ayaa soo noq noqdat,mana jirto tallaabo cad oo ay Dowladda qaatay.

Wixii ku soo kordha la soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here