Al-shabaab Oo Madaafiic Ku Garaacday Saldhig Ay Leeyihiin Ciidamada Kenya

0

Kooxda shabaab ayaa xalay dhowr madaafiic ah ku garaacday saldhig ay ciidmada kenya ku leeyihiin deegaanka Ceel-raam oo ka tirsan gobolka waqooyi bari kenya.

dadka degaanka ayaa xoghoose.com u sheegay in madaafiic badan lala dhacay saldhiga ciidamada kenya walow la sheegay in ciidamada kenya iyana ay madafiicdaasi ka jawaab celiyeen.

lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaasi madaafiicda loo adeegsaday ay shabaabku ku qadeen saldhiga Ceel-Raam.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here