DAAWO SAWIRADA:-Ciidamada Koofur Galbeed Oo Bilaabay Arin Mudo Badan Laga Sugayay…

0

Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed Somaliya ayaa bilaabay diyaar garowgii ugu dambeyay ay ku doonayaan iney ku qaadaan weeraro ka dhan ah kooxda shabaab ee ku sugan inta badan deegaanada koofur galbeed maamusho.

Wasiirka Amniga Koofur galbeed ayaa shabakada Xoghoose.com u sheegay in ay u diyaar garoobeen qaadista dagaal aan soo noqod laheyn inta ay ka saarayaan shabaabka ku sugan deeganadooda.

Dhaqdhaqan ciidan ayaa imaanaya xili shabaab ay horay u go,doomiyeen deegaano badan oo ka tirsan gobolada Baay Iyo Bakool oo ay ka taliyaan Koofur Galbeed Somaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here