Deegaanada Hirshabelle Oo Xaalad Aan Horay Loo Arag Wajahaya….

0

Deegaano badan oo ka tirsan gobolada hiiraan iyo sh/dhexe ayaa wajahaya xaalada biyo la,aan ah kadib markii uu guray wabiga shabelle oo dhexmara goboladaasi.

Saameyn dhanka nolosha ah ayaa ka dhalatay guruista biyaha wabiga shabelle oo ay ku tiirsanayeen boqolaal qoys oo ku nool deegaanada hirashabelle.

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle oo booqday deegaanada qaar uu wabiga ka guray ayaa baaq deg deg ah u diray dowlada somaliya iyo hayadaha samafalka iney gurmad deg deg ah lasoo gaaran dadka la dhibaateysan biya yaraanta haysata.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here