DEG DEG: Donal Trump oo si lama filaan xilka kaga qaaday Wasiirkii A/dibada kuna bedelay…

0

Madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump,ayaa xilkii ka qaaday Xoghayihii Arrimaha dibada dalkaasi ninka lagu magacaabo Rex Tillerson,wuxuuna ku badalay Agaasimaha Hay’adda CIA ee dalka Mareynkanka Mike Pompeo.

“Mike Pompeo,ayaa noqon noqon doona Xoghayaheena cusub ee Wasaaradda Arrimaha dibada.wuxuuna qaban doonaa shaqo Cajiib ah,” Ayuu Trump ku sheegay war uu ku soo qoray Twitter-kiisa.

Madaxweyne Trump ayaa Mr. Rex Tillerson shaqadii uu soo qabtay.

Lama oga sababta uu madaxweynaha Mareynkanka xilka kaga qaaday Rex Tillerson ma uusan ku cadeyn warka uu soo saaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here