Home WARARKA DEG DEG: Xildhibaanada Aqalka Sare oo Go’aan culus kasoo saaray Weerarkii Cabdi...

DEG DEG: Xildhibaanada Aqalka Sare oo Go’aan culus kasoo saaray Weerarkii Cabdi qeybdiid

0

Kulanka oo socday Saacado badan  ayaa ugu dambeyntii Xildhibaanada Aqalka Sare ay soo jeediyeen in loo saaro guddi, maadaama Xildhibaan Cabdi qeybdiid uu sheegay in uusan ku qanacsaneyn Guddigii uu Madaxweyne Farmaajo uu u xilsaaray Kiiskiisa.

Waxaa soo xaadiray kulanka 28 Xildhibaan, 23 ka mid ah waxaa ay u codeeyeen in guddi loo saaro arrinta Cabdiqeybdiid, 4 Senatorka waxa ay u codeeyeen in Ra’isul wasaaraha loo yeero halka hal Xildhibaan uu ka aamusay.

Xildhibaanada ayaa hadda ka doodaya Shirkadda DP World oo shalay ay mamnuuceen Xildhibaanada Golaha Shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here