Madasha Talo Wadaag oo War kasoo saartay go’aankii Baarlamaanka Federaalka ee DP World

0

Madasha Talo Wadaag oo ay ku mideysan yihiin Siyaasiyiin iyo Mas’uuliyiin horay xilal u soo qabtay ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada uu dalka ku jiro.

Madasha ayaa soo dhoweeyay Xeerkii Baarlamaanka Federaalka uu soo saaray ee dalka looga mamnuucay Shirkadda DP World, isla markaana waxba kama jiraan laga soo qaaday dhamaan heshiisyadii shirkaddu gashay.

Sidoo kale Madasha ayaa ugu baaqay Madaxda Qaranka oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha in la hirgeliyo go’aankii Baarlamaanka, lagula xisaabtamo Xukuumadda meel marinta go’aankaas.

War saxaafadeedka Madasha Talo wadaag

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here