DHAGEYSO: Maxay tahay Qatarta ka imaan karta Lacagta Cusub oo Somalia ay Daabacaneyso?

0

Cabdullahai Maxamed Nuur oo ah Wasiir u Dawlihii Hore ee Malaiyadda Soomaaliya haatanna ah Xogahayaha Malaiyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay in xilligaan lacago loo soo daabaco waddanka.

Toddobaadkan ayay wasaaradda maaliyadda Soomaaliya soo bandhigtay naqshadda ay yeelan karto lacag cusub oo loo soo daabacayo waddanka Soomaaliya, waxaana horey mas’uuliyiintu u sheegeen in loo baahan yahay lacag dhan 41 milyan oo dollar oo lagu soo daabaco lacagtaas.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here