DHAGEYSO Xog Culus: Maxey tahay Sababta Amarkii Madaxweyne Farmaajo uusan uga dhaqan gelin Muqdisho ?

0

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa labo maalin ka hor bixiyay amar ah in la furo wadooyinka muqdisho hayeeshee Amarkaas weli ma uusan ka dhaqan gelin Magaalada Muqdisho.

Haddaba Dadka ayaa is weydiinaya Su’aalo dhowr ah oo ay ka mid tahay sababta uusan Amarka Madaxweynaha loo fulin la’yahay ?

Haddaba Prof Axmed oo ka mid ah Aqoonyahada ku sugan Muqdisho xog badana ka haya xaalada Magaalada ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay arimo badan oo ku qasbi kara farmaajo inay wadooyinku sii xirnadaan.

Iyaddoo lagu guda jiro maal mihii ugu dambeeyey ee Diyaar garowga Ciidda ayaa Xaaladda Muqdisho weli waxay tahay mid kala xiran, Shacabkuna ay dhib badan ku qabaan isku socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here