Wasaarada Ganacsiga Somaliya Oo Amaro Cusub Soo Saartay

0

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa maanta Wareegto ka soo baxday , waxaa dalka looga Mamcuunay inay soo galaan Toys-ka Caruurtu ku ciyaarto ee ka samaysan Qoryaha, Baaskooladaha iyo waxyqabaha Qaraxyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here