DEG DEG:-Ciidamada Amaanka oo xiray Wadooyinka ugu Muhiimsan Muqdisho, Maxaa soo Kordhay?

0
138

Wararka Haatan kusoo dhacaya Warqabadka Shabakada Wararka Xoghoose.com ayaa sheegaya in Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xireyn wadooyinka qaar ee muhiimka ah ee magalada Muqdisho.

Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah Isgoyska Banaadir Isgoyska tarabuunka oo aan loo soo gudbi karin dhinaca wadada taleex,isgoysyada howl-wadaag iyo darjiinka ahaa ka mid ah goobaha ay ciidamadu diidaysan in loo kala gudbo.

 

Laamaha amniga weli mashaacin sababta wadooyinka muhiimka ah ee muqdisho maanta loo xiray,waxaana meelaha qaar lagu arkayaa Shacabka oo lugeynaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here