DEG DEG:-Wariye Ka Tirsan BBC-da oo Wadnaha Istaagay Xili uu War aqrinaayay

0
356

Soo jeediye Wararka iyo Barnaamijta BBC Radio qeyb ka aheyd Shaqaalaheeda ayaa si deg deg ah Wadnuhu u istaagay.

Haweeneydaan oo lagu magacaabi jiray Vicki Archer ayaa ku geeriyootay Da’da 41 Jirka,waxay Qoyskeedu xaqiijiyeen in geeri deg deg ah ku timid Saxafiyada.

“Waxay Aheyd Mid Jecel Gabadheeda iyo Hooyadeed,Vicki Archer ayaa wadnaha uu istaagay sidaan maqalnay ayaa lagu yiri war kasoo baxay Ehelka wariyahaasi geeriyootay”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here