Dhacdo Murug Leh: Aabe Naftiisa Ku Waayey Bad baadinta Nolosha 24 Qofood

0
133

Muuqaal Baahiyaha CNN ee laga leeyahay Waddanka Mareykanka ayaa baahiyey Sheeko Murugo leh hadana muujineysay Caawinta Bini’aadamka.

Aabe Lagu magacaabo Joseph Blankson ayaa naftiisa ku biimeeyey Bad baadinta Carruur Doon ay la socdeen shil gashay Webi ku yaalla Waddanka Nigeria.

 

Ninkaan ayaa ka fiirsi la’aan ugalay Webiga si uu usamata bixiyo 13 Carruur ah oo xaalad adag ku jiray,iyadoo 9 qof waa weyn ay sidoo kale mashaqada ku jireen.

 

Dabaal yaqaan dhinaca webiga ayuu ahaa balse bad baadintii Carruurta uu usameeyey kadib ma uusan bad baadin isaga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here