Müller oo ku biiray liiska cayaartooyda 100-kulan cayaartay UEFA Champions League

0
148

Weeraryahanka naadiga Bayern Munich Thomas Müller ayaa xalay si rasmi ah kaga mid noqday cayaartooyda UEFA Champions League u suura gashay inay 100-kulan iyo ka badan cayaaraan.

Thomas Müller ayaa badal kusoo galay daqiiqadii 88-aad kulankii Bayern ayadoo safar ahayd 2-0 guusha kaga soo qaatay naadiga Benfica waxayna u ahayd habeen u qaas ah oo uusan xidigan hilmaami karin.

29-jirkan ayaa noqday cayaaryahanka 35-aad ee Champion-ka 100-kulan cayaaro waxaana xusid mudan dhamaan kulamada Muller uu cayaaray tartankan asigoo maaliyada Bayern Munich xiran ama naadi kale uusan u cayaarin.

Goolhaye Iker Casillas ayaa hogaaminaayo liiska cayaartooyda ugu safashada badan UEFA Champions League waxaana kusoo xigo Cristiano Ronaldo ayadoo labadan cayaaryahan ka mid yihiin xidigaha xili cayaareedkan 2018/19 Champion-ka kasoo muuqanayaan.

Fadlan hoos kaga bogo magacyada cayaartooyda 100-kulan iyo ka badan cayaartay UEFA Champions League ayadoo liiskan uu haatan Muller kusoo biiray:

168 Iker Casillas (Real Madrid 150, Porto 18)

154 Cristiano Ronaldo (Manchester United 52, Real Madrid 101, Juventus 1)*

151 Xavi Hernández (Barcelona)

142 Raúl González (Real Madrid 130, Schalke 12)

141 Ryan Giggs (Manchester United)

 

130 Andrés Iniesta (Barcelona)

126 Lionel Messi (Barcelona)

125 Clarence Seedorf (Ajax 11, Real Madrid 25, AC Milan 89)

124 Paul Scholes (Manchester United)

120 Zlatan Ibrahimović (Ajax 19, Juventus 19, Internazionale Milano 22, Barcelona 10, AC Milan 16, Paris Saint-Germain 33, Manchester United 1)

120 Roberto Carlos (Real Madrid 107, Fenerbahçe 13)

 

119 Xabi Alonso (Real Sociedad 8, Liverpool 39, Real Madrid 47, Bayern München 25)

117 Gianluigi Buffon (Parma 6, Juventus 111)

115 Carles Puyol (Barcelona)

115 Sergio Ramos (Real Madrid)

112 Thierry Henry (Monaco 9, Barcelona 26, Arsenal 77)

112 Philipp Lahm (Stuttgart 7, Bayern München 105)

111 Petr Čech (Sparta Praha 12, Chelsea 94, Arsenal 5)

 

109 Paolo Maldini (AC Milan)

109 Gary Neville (Manchester United)

109 John Terry (Chelsea)

108 Dani Alves (Sevilla 8, Barcelona 80, Juventus 12, Paris Saint-Germain 8)

108 Ashley Cole (Arsenal 45, Chelsea 60, Roma 3)

108 Patrice Evra (Monaco 21, Manchester United 65, Juventus 22)

108 Andrea Pirlo (Internazionale Milano 5, AC Milan 78, Juventus 25)

107 David Beckham (Manchester United 77, Real Madrid 26, AC Milan 2, Paris Saint-Germain 2)

 

107 Arjen Robben (PSV Eindhoven 10, Chelsea 19, Real Madrid 11, Bayern München 67)

106 Víctor Valdés (Barcelona)

105 Frank Lampard (Chelsea 102, Manchester City 3)

105 Karim Benzema (Lyon 19, Real Madrid 86)

104 Cesc Fàbregas (Arsenal 55, Barcelona 26, Chelsea 23)

103 Luís Figo (Barcelona 24, Real Madrid 58, Internazionale Milano 21)

103 Oliver Kahn (Bayern München)

100 Andriy Shevchenko (AC Milan 59, Chelsea 15, Dynamo Kyiv 26)

100 Thomas Müller (Bayern München)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here