France Football oo soo saartay liiska 15 gabdhood ee u sharaxan Jaa’izada Ballon D’or markii ugu horeesay taariikhda

0
309

Majalada France Football ayaa markii ugu horeesay Taariikhda Abaalmarin Ballon D’or gudoonsiin doonta Haweenka Ciyaara kubadda cagta.

15 gabdhood ayaa ku tartami doonta jaa’izada gabadha ugu wanaagsan Kubadda Cagta Aduunka sanadkan.

Gabadha reer Brasil ee Marta ayaa hogaamineeysa 15ka gabdhood ee u sharaxan Abaalmarinta Bollon D’or Dhanka Dumarka.

Sikastaba Abaalmarintan ayaa bixin doonta Majalada France Football Horaanta Bisha December sanadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here