Antonio Cassano oo Fariin u Diray Kooxda Ac Milan

0
60

Halyeeyga Xulka Talyaaniga Antonio Cassano ayaa fariin u diray maamulka kooxda kubadda cagta ee Inter Milan.

Cassano ayaa hore ugu soo ciyaaray kooxo badan oo ka dhisan horyaalka wadanka talyaaniga oo ay kamid tahay naadiga inter Milan.

Antonio ayaa ka hadlay sheekooyinka Zlatan ibrahimovic la xiriirinaya kooxda kubadda cagta ee Ac Milan.

” Haddii aan macalin u ahaan lahaa Kooxda Ac Milan waan keeni lahaa Zlatan,” ayuu u sheegay Sports Mediaset.

Sidoo kale Antonio Cassano ayaa yiri ,” haddii ay macquul tahay , waan hubaa Gattuso inuu keeni doona Rosenneri Ciyaaryahan Zlatan.”

Antonio Cassano ayaa sidoo kale ka hadlay ciyaaryahan Gonzalo Higuain kaasi oo weerarka ugu ciyaara Naadiga Milan waxaana uu sheegay inuu yahay laacibka wanaagsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here