DHAGEYSO: Xog ka cusub Lamaanihii Dartood Nolosha loogu gubay Axmed Dowlo iyo Go’aanka Dowlada oo…

0
235

Saddex ruux oo lagu eedeeyay inay ka mid ahaayeen dadkii gubay, sidoo kalena dilay Marxuum Axmed Dowlo ayaa la soo qabtay.

Maamulka Degmada Yaaqshiid iyo Booliska degmadaasi oo iskaashaday ayaa suurageliyay inay gacanta ku soo dhigaan Saddex ruux oo lagu eedeeyay inay ka mid ahaayeen dadkii gubay, sidoo kalena dilay Marxuum Axmed Dowlo.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir C.raxmaan Yariisow ayaa bartiisa xiriirka bulshada ee Facebooka ku xaqiijiyay soo qabashada dadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here