Warar Cusub Oo Naga Soo Gaaray Gobolka Bari & Dabeylo Ku Dhuftay Deegaano Hor Leh

0
116

Gudoomiyaha Degmada Gardafuu  ee Gobolka Bari Maxamuud Axmed Caynab ayaa faah faahin ka bixiyay duufaano ku dhuftay deegaano hoostaga degmadaasi.

Gudoomiye Maxamuud Axmed Caynab ayaa sheegay in duufaanadaasi ay sababeen qasaarooyin kala duwan oo dadka iyo duunyada ah.

Dabaylaha ayuu sheegay in ay Dhacayeen ilaa iyo khamiistii khasaaraha Ayuu SHeegay in ay jiraan walow uu aanu carabaabin khaasaraha Rasmiga ah.

Waxaana uu sheegay in ay wadaan baaritaano ku aadan soo gudbinta qaasaraha  rasmiga oo ay duufaantaasi geeystay.

Duufaanadaaasi ayaa laga yaabaa in ay ku sii baahaaan deegaano hor leh oo katirsan Gobolka Bari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here