Xildhibaano Katirsan Baarlamaanka Oo Maanta La Hor istaagay & Gud. Mursal Oo Jawaab Bixiyey

0
119

Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxa maanta laga hor istaagay Inay galaan Xarunta Golaha Shacabka.

Buuq ayaa ka dhashay xanibaadaasi,iyadoo ciidamada Dawlada Soomaaliya is hortaag ku sameeyeen markii ay gudaha ugeli rabeen Xaruntaas.

Tirada Xildhibaanada ah ayaa saxaafada la hadlay qaarkood waxaana ay sheegeen in lagu xad gudbay Xasaanadii ay lahaayeen.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxa uu sheegay inay gudi usaareen soo baara arinta ku aadan wixii maanta dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here