Axmed Ducaale Xaaf Oo Ciidan Hub Culus Watay Soo Bandhigay Isna Soo Xirtay Tuutaha [Sawirro]

0
151

Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa waxa uu maanta la kulmay ciidanka Meliteriuga maamulkaasi.

Axmed Ducaale Xaaf ayaa waxa uu soo xirtay maanta Dareeska Tuutaha Meliteriga,islamarkaana ku booriyey inay ciidanka laba jibaaraan feejignaanta iyo sabarka.

Magaalada Gaalkacyo Deegaano ka mid ah ayuu kula kulmay Saraakiisha iyo Ciidanka Meliteriga Maamulkaasi,isagoona ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here