DHAGEYSO: Qasaaraha Al-shabaab oo Weerar Gaadmo ah ku qaaday Duleedka Bosaaso iyo Wararkii ugu danbeeyay

0
121

Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar culus ku qaadeenciidamo ka tirsan Puntland oo ku sugnaa saldhig ku yaala deegaanka Af-urur ee Duleedka Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari.

Al-Shabaab waxaa ay sheegeen in dagaalka uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ay ku geysteen Ciidamada Puntland.

Waxaa ka dhashay dagaalka oo ahaa mid gaadmo ah qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyadoo Alshabaab guulo ka sheegteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here