XOG DHAGEYSO: Sababta ka danbeysay Dilka Wariye Khashoggi iyo Macagyada Shaqsiyaad dusha loo saaray

0
125

Warar dheeraada ayaa laga helay dilka wariyaha sacuudiyaanka ah ee lagu qaarajiyay Qusuuliyada Sacuudiga Ee dalka Turkiga.

Sacuudiga ayaa ugu dambeyntii xalay qiray in wariyaha lagu dhex dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbuul,laakiin wali lama hayo Meydkiisa,taasoo ka dhigeysa in la jarjaray sidii horay u sheegeen Saraakiil turkish ah oo Baritaano waday.

Qirashadda Sacuudiga ayaa timid ka dib markii ay la kulantay Caddaadis Ballaaran oo ku aadan dhanka Dhaqaallaha Markii Shirweyne Maalgashi oo lagu qaban lahaa Sacuudiga ay diideen in ay ka qeyb galaan ,Ganacsato waa weyn,dowladdo iyo Shirkado Caalami ah.

Haddaba dowladda Sacuudiga Maxay kaga dhigan tahay qirashadeeda, ma joojin doontaa Caddaadiskii lagu haayay, aan Maxaa loo dilay wariyaha Yaasa dusha loo saaray dilkiisa?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here