DHAGEYSO: Qorshe halis ah oo ku qarsoon shirka Garowe iyo Sirqoolka Villa Somaliya loo dhigay(Qodobo hordhac ah}

0
166
SOMALIA, Mogadishu: In a photograph released by the African Union-United Nations Information Support team 14 August, recently trained members of the Somali National Army (SNA) march during a passing-out parade at an African Union Mission in Somalia (AMISOM) training facility on the western fringes of the Somali capital Mogadishu. 660 Somali soldiers who had recently returned from 8 months training in Bihanga, Uganda, passed out along with 48 elite commandos, following a display of tactical and security exercises which included demonstrations of house-clearing, manning of vehicle checkpoints and explosives detection. The latest batch of SNA troops trained outside of Somalia will now deploy across the country, including one battalion to the semi-autonomous region of Puntland, in continuing operations supported by AMISOM, which has wrested control and liberated large areas and towns of strategic importance across Somalia from the Al-Qaeda-affiliated terrorist group Al Shabaab. AU-UN IST PHOTO / STUART PRICE.

Shirka Garowe ayaa la sheegay in uu yahay mid siweyn loogu weerarayo dowlada Federaalka oo hada qilaaf xoogan uu kala dhaxeeyo maamulada halkaasi ku shirsa.

Kulan hor dhac ah oo ay madaxdu isku arkeen ayeey isla meel dhigeen qodobadii laga soo saari lahaa shirkaas oo loo arko mid  ka dhan ah dowlada dhexe.

Dhowr qodob oo si hor dhac ah aynu uga helnay ilo wareedyo ku dhow qaar ka mida hogaamiyaasha Garowe ku shirsan ayaa ah kuwo saameyn leh oo dowlada Farmaajo qar qal gelin ugu filan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here