Xukuumada Soomaaliya Oo Deg Deg War Uga Soo Saartay Baaqii Kasoo Baxay Aqalka Sare

0
212

Xukuumada ayaa war ay soo saartay waxay kaga hadashay baaqii Shalay kasoo baxay Golaha Aqalka Sare Ee Dalka oo Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Xukuumada laga doonayey inay jawaab ka bixiyaan Mowqifkooda ku aadan Khilaafka Dawlad Gobolleedyada.

Warsaxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa waxa uu sheegay inay dawladu diyaar u tahay inay dhageysato wax tabashada xagooda ah.

HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here