DHAGEYSO; Mid Ka Mid Ah Jaamacadaha Hargeysa Oo Ballan Qaad Cajiib Ah Usameysay Ciidanka Soomaaliland

0
110

Maamulka Jaamacada Alfa Ee Magaalada Hargeysa ayaa ka farxisey Ciidamada Meliteriga Soomaaliland.

Kulan ku dhexmaray Magaalada Hargeysa Taliyaha Meliteriga Soomaaliland iyo Madaxda Jaamacada Alfa Ee Muqdisho.

Gudoomiyaha Jaamacada Alfa C/raxmaan Maxamed Maal ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Meliteriga Soomaaliland carruurtooda siiyeen Deeq Waxbarasho Oo jaamacadooda ah.

Waxa uu C/raxmaan Maal sheegay inay Ciidamada Jiida hore kusugan islamarkaana ay ahmiyad siinayaan ciidanka lagu ledo ee dadka difaacooda iyo dalka u heelan inay Deeqdaas ku abaal mariyaan.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliland Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxa uu sheegay inay kaga mahad celinayaan 18 fursadood oo la siiyey Ciidanka Qaranka Soomaaliland.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here