DHAGEYSO: Mid ka mida Halgamayaashii SYL oo Weerar Afka ah ku qaaday Madaxda Maamulada

0
125

Sheekh Axmed Sheekh Muxyadiin (Sheekh Axmed Hiraab) oo bariisamaadkii ka mid ahaa Dhalinyaradii Xornimo u dirirka Soomaaliya ee SYL ayaa eedeyn kulul ujeediyay Masuuliyiinta Dowlad Gobaleedyada Dalka.

Sheekh Axmed Hiraab ayaa nasiib darro ku tilmaamay fowdada iyo qaska ay maamul goboleedyadu ku hayaan dowladda iyo shacabkaa Soomaaliyeed.

Wuxuu sidoo kale walaac ka muujiyay kala aragti duwanaanta dhanka siyaasadda ee u dhaxeysa madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, isagoo ka digay in dalka uu Qatar galo.

Waxaana uu ku eedeeyay hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada in ay wadaan Kacdoon Qaran Dumis ah, sida uu hadalka u dhigay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here