Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Islaam (Madoobe) ayaa waxa uu isku shaandheyn ku sameeyey Qaar ka mid ah Golihiisa Xukuumada.
Wasiiro ubadnaa Wasiir dowlayaal ayaa la sheegay inay xilalka qaar waayeen iyo kuwo cusub oo la magacaabay.
Hal Wasiir,Afar Wasiiru Dowle iyo Labo Wasiir Kuxigeen ayaa la magacaabay kadib Wadatashi uu Madaxweyne Axmed Madoobe la sameeyey Hogaanka Maamulkiisa.