Dawlada Oo Lacag Badan Maanta Wafdi Waday U Diray Baydhabo & Lafta Gareen Oo Farxad Muujinaya

0
167

Wafdi katirsan Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay maanta gaareen Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay.

Waxaa wafdigaan horkacayey Wasiirka Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya C/fitaax Ibraahim Geeseey ahna Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxa C/fitaax Geeseey iyo Xubnaha la socda ayaa si hoose loo ogaaday inay Baydhabo geeyeen maanta lacag loogu talo galay Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Qorshaha ugu weyn ayaa ah sidii ay Ugu Ololeyn lahaayeen Murashaxa Dawlada Dhexe wadato Ee Koonfur Galbeed usharaxan,waxaana uu yahay C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here