Akhriso:-Wararkii U Dambeeyay Ee Doorashada Koonfur Galbeed

0
82

Maanta oo ah 17 Bisha November ayay ku beegneed xilliga loo asteeyay doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed balse ay dib u dhacday walow aan lagu dhawaaqin dib u dhaca doorashada.

Sababaha ugu weyn ee dib u dhaca doorashada ayaa ah is casilaadii dhawaan ee Xubnihii ugu badnaa ee Guddiga doorashada Koonfur Galbeed iyo in aan weli la soo dhameystirin Xubnaha ka haray Guddigaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here