Al-Shabaab Oo Go’doomisay Degmo Cusub oo Muhiim aheyd

0
79

Dhawaan War kasoo baxay Maamulka degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu amray Xaasaska Al-Shabaab inay isaga baxaan degmadaas,hayeeshee taasi ay dhibaato ku noqotay Shacabka degmadaas.

Wararka Shabakada Xoghoose.com ay ka helayso degmada Balad-Xaawo ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay Go’doomiyeen degmada Balad-Xaawo,iyaga oo uga jawaabaya amarkii kasoo Maamulka degmada Balad-Xaawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here