WAR DEG DEG AH: Al Shabaab Oo La Wareegay Goordhaweyd Degmada Guriceel & Cabsi Xoog Leh Oo Jirta

0
246

Warar goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in Dagaalyahano katirsan Al Shabaab uu la wareegeen Deegaan ku dhaw Degmada Guriceel Ee Gobolka G/gaduud.

Warbaahinta Al Shabaab Oo lagu daabacay War kooban ayaa lagu xaqiijiyey in Dagaal lagula wareegay Degmada Guriceel.

Dagaalka lama oga khasaaraha ka dhashay,balse in ay wax yar u jiraan guriceel ayey ku faaneen Al shabaab Halkaasi.

Warar ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug ay wadaan dhaq dhaqaaq meliteri ay dib uga saarayaan Al Shabaab Deegaanada ay qabsadeen.

Ciidankii hore Ee Ahlusuna ayaa ku biiray dhawaan Maamulka Galmudug,kuwaas oo lasoo sheegayo in ay dhaq dhaqaaq meliteri wadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here