SAWIRRO: Kulan Xasaasi ah oo Xasan Sheekh iyo Madaxda Jubbaland kaga socda Kismaayo

0
183

kulan ayaa Magaalada Kismaayo uga socda Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna Guddoomiyaha xisbiga UPD, Madaxda Jubbaland, golahayaasha Barlamaanka iyo wasiirada.

Kulanka ayaa ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka, nidaamka Feseralism-ka, nidaamka xisbiyada badan iyo qiimaha midnimada umadda iyo tan Jubaland intaba.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland, waxaana soo dhaweeyay Mas’uuliyiinta ugu sareysa maamulka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here