VIDEO: Madaxweynaha Soomaaliland Oo Go’aan Ka Qaatay Wadahalkii Soomaaliya & Xaalka Oo Sii Cakirmay

0
277

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu si kulul uga hadlay Midowga Waddamada Geeska Africa Dhaca,isagoo Arimo Xasaasi ah soo bandhigay.

Waxa uu Biixi Khudbad ka jeediyey Magaalada Burco oo maanta wafdi uu horkacayey ay gaareen.

Muuse Biixi ayaa sheegay in ay la mid noqonayaan Asias Afewerki,Madaxweynaha Ereteria,maadaama wixii uu doonayey gaaray Caalamkuna Aqoonsaday.

Madaxweynaha Soomaaliland ayaa sheegay inay soo dhaweenayaan wax kasta oo hormar ah balse aysan ogolaan doonin in wax khaldan oo caqabad ku ah Soomaaliland.

Mar uu soo hadal qaaday Wadahadalka Soomaaliland iyo Soomaaliya ayuu shuruud adag ku xiray,madaxda Dawlada Dhexe Soomaaliyana weerar Afka ah ku qaaday.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here