DHAGEYSO: Ra’iisul Wasaare Aby Ahmed Eedeyn Culus kala kulmay Somaliland Qorsha Cusub ee Villa Somalia.

0
292

Tan iyo Markii uu Dalka Itoobiya R/wasaare ka noqday Aby Ahmed waxaa jiray isbedelo waaweyn oo ka socda Geeska Afrika Somaliland ayaa ka cabsi qabta in lagu cadaadiyo inay la midowso somaliya inteeda kale.

Hada waxaa soo baxay Eedeymo cusub oo Somaliland ay u jeedineyso Dowlada Itoobiya gaar ahaa Aby Ahemd oo ah R/wasaaraha wadankaasi.

Madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Aby Ahmed ayaa ku heshiiyay in arimaha Somaliya lagala hadlo dowlada dhexe oo kaliya taas oo dhabar jab u ah Somaliland oo mudo baadi goobeysay madax banaani.

Somaliland Xirii wanagsan ayey mudo la laheed dowlada Federaalka Itoobiya balse tan iyo markii uu meesha yimid Aby Ahmed talo aya fara ka baxday oo isbedelo badan ayaa dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here