XOG CUSUB DHAGEYSO: Halka lagu Shubay Lacagta La Sheegay in La Musuq-maasuqay

0
328

Dood iyo muran badan ayaa ka dhashay lacag la sheegay in laga waayey Bankiga dhexe ee dowlada Somalia taas oo lagu Eedeyay inay lunsatay Wasarada maaliyada.

Buuq ayaa maanta ka dhashay kulankii Barlamaanka kaas oo ku saabsan lacagta iyo halka la geeyay iyadoo Xildhibaanada qaar ay difaaceen Xukuumada.

Xog dheeraada ayaa kasoo baxday halka lagu shubay lacagta 50-Milyan ee laga waayay qasnada dowlada walina waxaa taagan tuhun badan.

Wasiir Beyle ayaa si Aan la Fileyn u Sheegay halka la geeyay ama lagu shubay lacagta qasnada dowlada laga waayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here