XOG CUSUB DHAGEYSO: Xasan Sheekh Maxamuud oo Siqir Siyaasadeed u dhigay Farmaajo iyo Kheyre

0
248
SOMALIA, Mogadishu: In a photograph released by the African Union-United Nations Information Support team 14 August, recently trained members of the Somali National Army (SNA) march during a passing-out parade at an African Union Mission in Somalia (AMISOM) training facility on the western fringes of the Somali capital Mogadishu. 660 Somali soldiers who had recently returned from 8 months training in Bihanga, Uganda, passed out along with 48 elite commandos, following a display of tactical and security exercises which included demonstrations of house-clearing, manning of vehicle checkpoints and explosives detection. The latest batch of SNA troops trained outside of Somalia will now deploy across the country, including one battalion to the semi-autonomous region of Puntland, in continuing operations supported by AMISOM, which has wrested control and liberated large areas and towns of strategic importance across Somalia from the Al-Qaeda-affiliated terrorist group Al Shabaab. AU-UN IST PHOTO / STUART PRICE.

Xoghoose ay heshay Shabakada Wararka Xoghoose.com waxa ay sheegeysaa in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu kulan gaar ah la yeeshay Xubno ka socda Dowlada Imaaraadka.

Dowlada Imaaraadka ayaa balanqaadyo waaweyn u sameysay  Xasan Sheekh iyagoo isla meel dhigay sida guux siyaasadeed loogu furi karo dowlada uu hogaamiye mudane Farmaajo.

Waxa ay sidoo kale isla jaangooyeen qaabka loo bixinaayo aduun lacageed oo howsha mucaaradnimada lagu furi doono taas oo imaaraadku balanqaadeeka ku dareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here