Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Maanta Calanka Soomaaliya Kor U Lulay & Waxa Ku Hoos Jiray (Sawirro)

0
489

Ciidamo Katirsan kuwa AMISOM oo dhowr Waddan Ka socday ayaa maanta waxay ka qeyb qaateen soo dhaweynta Wafdi ka socday golaha Amniga Ee Midowga Africa.

Wafdigaan ayaa galabta gaaray Magaalada B/weyne Si Heer sare ah ayaana loo soo dhaweeyey.

Waxa La Arkayey Ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay inay ahaayeen kuwii soo dhaweynta ku jiray la arkay iyagoo wata oo kor uqaadaya Calanka Soomaaliya.

Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa muddo Nus Qarni kudhaw waxaa ka jiray dhexdooda Colaad mararka qaarkood dagaal dhexmarana ay dad badan iska laayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here