DHAGEYSO: Feysal Cali Waraabe Oo Mar Kale Afka Furtay,Fadeexada S/Land & Arimo Saameyn Leh

0
249

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID Feysal Cali Waraabe,ayaa waxa uu maanta ka hadlay Arimo Xasaasi Ah,islamarkaana sheegay in ay Saameyntooda dadka badankood ogeyn.

Waxa uu Feysal Waraabe shaaca ka dhigay inay caqabad dahsoon tahay in Xogaha taleefoonada iyo Codadka lagu Hadlo ay Qeybta Qabadka Codka uu yaallo Xarun Jabuuti Ah.

Eng, Feysal ayaa ku Eedeeyey Dawlada Jabuuti in Sirta Soomaaliland ay heyso sida ay doontana ay ka yeeli karto sabab uu ku sheegay in System-ka Internet-ka oo laga xukumo Dalkaasi.

Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliland ayuu ka dalbaday inay ka hor tegaan wax walbo oo keeni kara in laga hortego Sirta Codadka Taleefoonada lagu hadlo oo la dhageysto iyo Lacagaha Soomaaliland la diro iyo kuwa loo soo diro oo la marsiiyo Jabuuti inay caqabad tahay.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here