Qaraxii Afaraad oo ka dhacay Muqdisho iyo Askar ka tirsan Dowladda oo lagu dilay

0
86

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda ayaa ku geeriyootay Qarax Miino oo maanta ka dhacay Jidka Warshaddaha ee Muqdisho.

Qaraxaan ayaa la geliyay goob ay fadhiistaan ciidanka dowladda Soomaaliya gaar ahaan Ciidanka Booliska oo ku taalla Warshaddaha gaar ahaan Eveco.

Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay in ugu yaraan 2 Askari oo Ciidanka dowladda ka tirsan ay ku geeriyoodeen Qaraxaasi.

Waa Qaraxii Saddexaad ee maanta ka dhaca Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here