Gudoomiyaga Beesha Mudullood Mudane:- Ahmed Musse Lugeey Oo Kahadlay Arin Xasaasi Ah…

0
193

Gudoomiyaga beesha mudullood axmad musse lugeey oo shir jiraaid ku khabtay xafiiska beesha mudullood ee magaalada kampala ee dalka Uganda ayaa sheegay in ee meel wacan mareyso xalinta qilaafka beesha mudulllood oo in mudo ah soo jiitameysay.

Gudoomiyada oo maal mahaanba shirar kala gooni gooni ah la yeelanahay waxgaradka odayaasha aqoonyahanada dhalinyarada haweenka beesha mudullood ayaa dhamaan la isku afgartay in la qabto shir ee ku mideysanyihiin dhamaan  beesha mudullood ee magaalaada kampala ee dalka uganada

Gudoomiyada ayaa shaafin doono shirka is cafinta tanaasulka midnimada beesha mudullood goorta iyo goobta oo ka dhici doono haduu ALLAH idmo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here