WARARKA XOGHOOSE.COM

Mukhtaar Roobow oo laga saaray Liiska Musharixiinta Madaxweynaha K/Galbeed

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Guddiga Doorashada Maamulkaasi uu goor dhoweyd ku dhawaaqay in musharaxa Mukhtaar Roobow Cali laga reebay liiska Musharixiinta. Guddiga oo ka hadlayey maalinta koowaad ee khudbad jeedinta musharixiinta...

News In English

Row over candidate leaves Somalia election in doubt

The determination by the Somalia federal government to influence the outcome of the Southwest State’s presidential election has raised doubts about whether the polls...