WARARKA XOGHOOSE.COM

Xildhibaanada taageersan FARMAAJO oo shaaciyey tiradooda rasmig ah (Arag magacyada iyo saxiixooda)

Xildhibaanada taageersan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Muqdisho ku qabtay kulan ay madaxweynaha taageero ugu muujiyeen. Xildhibaanadan ayaa warar is khilaafsan ay kasoo baxeen tiradooda, waxaana horey u qornay inay ahaayeen 135 xildhibaan,...

News In English

Row over candidate leaves Somalia election in doubt

The determination by the Somalia federal government to influence the outcome of the Southwest State’s presidential election has raised doubts about whether the polls...