DEG DEG:-Wasiir Caan ah oo goordhaw iscasilay & Sababta

0
248

Waxaa Goordhaweyd ku dhawaaqa inuu is casilay Wasiirkii Dastuurka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/llaahi Sheekh Xasan Islamarkaana uu shaaca ka dhigay inuu xilkii iskaga tegay.

Wasiir C/llaahi ayaa daqiiqado kadib is casilaadii Shariif Xasan isna shaaca ka dhigay inuu shaqada Maamulka Koonfur Galbeed iskaga tegay.

Wariyeyaasha ayuu si kooban ula hadlay Wasiirkaas kuna dhawaaqay inuu shaqada ka tegay.

Afhayeenka Golaha Iskaashiga C/llaahi Sheekh Xasan ayaa waxa uu muujiyey in ay isku xisbi yihiin shariifka sidaa awgeedna uu isna isku casilay.

NAGA FILO CODKA WASIIRKAAS IS CASILAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here