Dowladda Somalia oo War-cusub kasoo saartay Dadkii ay Ciidamada AMISOM ku laaysay Muqdisho (Akhriso)

0
134

Dowladda Soomaliya ayaa war cad kasoo saartay dhacdadii ciidamada AMISOM ku dileen afar qof oo shacab ah degaanka Suuqa Xoolaha.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa AMISOM looga dalbaday in degdeg loo soo gabagabeeyo baaritaanka falkan oo dhinaca dowladda ay sheegtay inay sameyneyso baaritaan u gaara.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here