Qabiilka Ay Ubadan Yihiin Ciidanka Loo Diyaariyey Inay Al Shabaab Ka Saaraan Magaalada Bu’aale, [OGAADEEN MAAHA OGOOW]

0
282

Dawlad Gobolleedka Jubbaland ayaa ku rajo weyn sidii ay uqabsan lahaayeen Caasimadii Ay Rasmiga ugu shaqeyn lahaayeen Balse Shabaab ayaa ka taliya.

Ciidamadii ugu badnaa ayey diyaarisey Jubbaland si ay uga guul gaaraan Dagaalyahanada Shabaab oo labo jiho laga weerarayo.

Gulufka Dagaal ayaa lasoo warinayaa in uu dhowr qeyb loo diyaariyey,ciidan Meliteri ah,kuwo Loogu talo galay inay Dhaqaatiir noqdaan,Haween Cunto karinta Qaabilsan,Dad loo diyaariyey inay Guubaabiyaan Ciidanka Howlgalka ku jira.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa waxa uu ku goodiyey inay mar walbo ku dedaali doonaan sidii Bu’aale loo xoreyn lahaa.

Axmed Madoobe waxa uu wacad ku maray Qabashada Bu’aale dhiig iyo dheecaankooda uhuri doonaan,hadana laga qaban qaabinayo duulaan ay ka qaadaan Ciidanka Jubbaland Degmada Afmadoow.

Qabiilka ugu badan waa Jareerta Deggan Deegaanada Jubbaland iyo Beesha Shiikhaal,Beesha Ogaadeen uguma badna Howlgalka Ciidanka jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here