Aqriso: Axmed Madoobe oo magacaabay guddiga doorashooyinka Jubaland

0
145

Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland.

Guddiga la magacaabay ayaa waxaa uu ka kooban yahay todobo(7)xubnood oo kala ah;

1 – Xamse Cabdi Barre

2 – Axmed Cumar Maxamed

3 – Samsam Macalin Faarax Abuukar

4 – Mursal Siyaad Maxamed

5 – Ibraahim Aadan Ibraahim

6 – Maxamed Cusmaan Yuusuf

7 Axmed Maxamed Yuusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here